Degdeg: Guddida ka hortagga Corona Virus ee Somaliland

0
147

Guddida ka hortagga Corona Virus ee Somaliland ayaa sheegay in la dalbay Mashiin-ka (Shaybaadhka) lagu ogaado qofka qabara Corona Virus dhawaanna la keeni doono.

Sidoo kale Shaqaalaha ka shaqayn doona Shaybaadhkan ayaa lagu soo tababaray waddanka Kenya.

Guddidu waxa ay sheegtay in natiijadooda ay sugayaan 20 qof oo Baadhitaan laga qaaday kuwaas oo ahaa dadkii la kulmay nabadii qof ee hore looga helay cudurka.

xasan galaydh