Mudanayaasha guddi hoosaadka joogtada ee golaha wakiladda Somaliland oo goordhaweyd warbaahinta lahadlay ayaa shaaciyay inan maanta laga bilaabo Eng Faysal Cali Waraabe loo aqoonsan doonin gudoomiye xisbi , yagoo tiriyay qawaaniin iyo qodobo distooriya oo uu jabiyay .
xeerarka iyo qodobada ay u adeegsadaan halkan hose kala soco iyo qoraalka ay soo saareeen




