Degdeg faafaahinta qarax ka dhacey galkacyo

0
164

Warar dheerad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaare sababay oo goordhawayd ka dhacay dhinaca koonfureed ee degmada galkacyo.

Gudoomiyaha gobolka mudug ee galmudug cabdirixman cali diiriye oo aan goor dhawayd la hadlay ayaa ii xaqiijiyay in ay ku dhinteen 5 ruux ku dhawaad 20 kalana ay ku dhawacantay.

Waxa uu xusay in dhawacyada qaarkood ay yihiin kuwa culus oo wax ka qabashadooda lagu howlan yahay.