Degdeg: al shabaab oo ka hadashey qaraxii Afgooye

0
175

Kooxda alshabaab ayaa war kasoo saartey qaraxii ka dhacey muqdisho x-kantaroolka afgooye e dadka badan ku dhinteen waxaana maquul soo duubey af hayeenka al shabaab cali maxamuud Raage oo soconaya mudo 20 minute ah.

Isagoo sheegey bartelmaameedka qaraxu ahaa engineeeradii turkeyda ahaa ee ku dhintey qaraxa iyo waxa uu ku tilmaamey maleeshiyaad.

Isagoo qirtey iney dad shacab ah ku dhinteen oo meesha ka ag dhawaa

Qaraxan oo ay ku dhinteen ku dhawaaad 83 qof kuna dhaawacmeen 149 inka badan

Wixi faahfaahin ah xaga danbe ka soo sheegi doonaaa lasocoda