Degdeg; Akarigii Ruuxa dumar ah gacan qaaday oo talaabo laga qaaday.

0
146

Taliyaha Bilayska ee Somaliland ayaa sheegay in ay Talaabo ka qaadeen Sadex alifle Mahad Abdi Osman oo la ruqseeyay maadaama oo uu ruux dumar ah ku gacan qaaday badhtamaha Hargeysa. Taliyaha ayaa sheegay in Boolisku yahay saaxiibka dadweynaha uusana aqbalaynin ficilada noocan ah.