DegDeg: Afgambi Millatari oo ka dhacay wadanka Maali.

0
85

Ciidanka amaanka ee Wadanka Maali ayaa guud ahaanba afgambiyey Xukuumaddii sharciga aheyd ee wadankaas.

Waxay guud ahaan la wareegeen xarumihii dowladda iyagoo gudaha u galay madaxtooyadda, waxay xirteen wasiirka maaliyadda ee wadanka Maali.

Guud ahaan jidadka waaweyn ee magaaladda Caasimadda ah ee Mamaco ayaa la xiray, waxaa afgambiga hoggaaminaya Sarkaal lagu magacaabo “Sadio Camara” oo kamid ahaa Ciidanka wadankaas.
Khadar Nasri