DEG DEG:Jadwalka doorashada Soomaaliya oo la soo saaray:

0
127

JADWALKA DOORASHADDA

  1. Tababarka iyo Doorashadda Guddoonka Gudiyada Doorashadda ( 30 June – 05 July 2021)
  2. Doorashada Aqalka Sare (25 July 2021)
  3. Diyaarinta Goobaha Codbixinta Doorashada ( 23 July 2021)
  4. Soo xulista iyo diyaarinta Ergooyinka Doorashadda (15 July – 10- August 2021)
  5. Doorashadda Xildhibaanada Golaha Shacabka JFS (10 August – 10 September 2021)
  6. Dhaarinta Xildhibaanada iyo Doorashadda Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS (20 September 2021)
  7. Doorashadda Madaxweynaha JFS (10 October 2021)

Go’aamada kale ee uu Goluhu gaaray:

  • Golaha oo tixgelinaya Codsi ka yimi Haweenka Soomaaliyeed, wuxuu 50% ka dhimay Haweenka Soomaaliyeed khidmada laga qaadayay haweenka u sharaxan Baarlamaanka.
  • Ra’iisal Wasaaraha DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, oo ka duulaya heshiiskii 27kii May 2021, ayaa magacaabay Guddiga dib-u-heshiisiinta Gobolka Geddo oo aysan ku jirin Jubaland. Guddiga ayaa la faray inay dedejiyaan arrimaha dib-u-heshiisiinta Gobolka Gedo.

DHAMMAAD