Deg Deg:-Qaraxyo goordhaw ka dhacay Muqdisho

0
250

Qarax Xooggan oo laga maqlay qeyb ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir, ayaa Goordhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa ahaa mid loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa,waxa uuna ka dhacay meel u dhaw Isgooyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho.

ilaa iyo hadda la oga khasaaraha ka dhashay qaraxa,waxaana socda gurmadka loo fidinayo dadka ay waxyeelada ka soo gaartay.

Sidoo kale isla qarax kale ayaa ka dhacay Wadada isku-xirta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo Isgooyska KM4,ee Magaalada Muqdisho.

wali waxaa iyadana soconaya Gurmadka.