Deg Deg: Qarax Muqadisho ka dhacay

0
171

Waxaa goor dhow  ka dhacay baratama magaalada Muqadishu qarax wayn. Qaraxaan ayaan wali la ogaynin qasaaraha uu gaystay.

Warar hordhac waxa ay sheegayaan in Qaraxa uu ka dhacay Nawaaxiga Xarunta Gaadiidka Ciidanka Booliska ee Degmada Cabdicasiis. Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa,waxaana ka soo baxaya warar kala duwan. Qiiq iyo uuro ayaa Dgmooyinka Gobolka Banaadir laga arkayay markii uu qaraxa dhacay,kaasi oo jugtiisa laga maqlay inta badan laga maqlay Magaalada.

Khasaaro kala duwan ayaa la sheegayaa in uu ka dhashay qaraxaasi,waxaana halkaasi laga maqlayaa rasaas xoogan. Dhanka kale waxaa la sheegyaa in koox hubaysan ay galeen xarunat howla guud.

wax faa faahin oo dheeradaada ah kama soo bixin khasaaraha dhabta ah ee uu gaystey.

Wixii faa faahin ah ayaan idinka soo gudbin doonaa