Deg Deg:-Qarax ka dhacay Boosaaso

0
261

Jugta Qarax Culus ayaa goordhaw laga maqlay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga ee Dowlad Goboleedka Puntlland.

Qaraxaan ayaa wararka qaar anu heleyno waxa ay sheegayaan in uu ka dhacay agagaarka Hotel Jubba,waxaana ilo wareedyo ay inoo shegeen in lala beegsaday Gaari goobta marayay oo ahaa Hilux,iyadoona Khasaaro kala duwan uu geystay Qaraxaasi.

Ciidamada Ammaanka ee Maamulka Puntland ayaa gaaray halka uu qaraxa ka dhacay,waxa ayna xireen wadooyinka soo gala goobta uu qaraxa ka dhacay.