DEG DEG:- Qarax Goordhow Ka Dhacay Muqdisho

0
172

wararka naga soo gaadhey magaalada muqdisho ayaa sheegaya in goor dhaweyd Qarax ka dhacay qaraas oo laga maqlaayo jugtiisa qaybo ka mida degmooyinka gobolka banaadir

Qaraxaan oo ahaa sida la sheegay mid gaari lagu xiray ayaa ka dhacay wadadda u dhaxeysa Isgooyska Xoosh ee degmada Dharkenley iyo EX: Koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho.

dadk goob joogayaal ah ayaa sheegay in qaraxu ku xidhnaa gaadhiga Qarxey oo aan la garaneyn cida lahyd gaadhiga iyo u jeedada lo bartilmaameysadey.

Ciidamada booliska ee amaanka ayaa goobta gaadhey waxaana la maqlayay markey meesha gaadhey rasaas goos goos ah walina lama sheegey wax khasaara oo ka dhashey qaraxa, wax war ahna kamey soo saarin ciidamada amniga gobolku

kala soco wixii faah faahin ah ee soo kordha