Deg Deg:-Qarax Gaari oo goordhaw ka dhacay Muqdisho

0
306

Qarax Xooggan oo inta badan laga maqlay qeybo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir ayaa goordhaw ka dhacay magaalada muqdisho.


Qaraxaan ayaa wararka qaar waxa ay shegayaan inuu ka dhacay hotel Muno oo ku yaalla ka soo horjeedka Beerta Nabad oo ku taalla degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir.

Wali ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxa,waxaana socda gurmadka loo fidinayo dadka ay waxyeelada la soo gaartay qaraxa