Deg Deg:-Qarax gaari oo goordhaw ka dhacay Muqdisho

0
200

Qaraxaan ayaa la sheegay in uu yahay gaari lag soo buuxiyay Waxyaaba qarxa ayaa la sheegay inuu ku qarxay bar gadiidka lagu baaro oo ciidamada dowladda ay ku lee yihiin Nawaaxiga Taalada Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere.

ilaa iyo hadda si dhab ah looma oga khsaaraha ka dhashay qaraxa,waxaana goobta ku xiray ciidamo katirsan dowladda Soomaaliya.

Wixii ku soo kordho warkan kala soco beegsonews.com