Deg Deg Gudoomiyaha maxkamada gobolka Sool ee somaliland oo la qarxiyey

0
151

Dilal qorsheysan ayaa ka dhaca dhawaanahay gobalka sool iyadoo la garanayn cida fulisa dilalkan hore waxaa loogu toogtet talye hore oo baaskoolad lagu toogtey dabley hubeysan oo aan la garaneyn haybtooda xaley ayaa Gudoomiyaha maxkamada gobolka Sool ee somaliland xasan sheekh ayaa geeriyooday waxaana la sheegay in gaadhigiisa qarax loogu xidhay sida dadka deegaanku xaqiijiyeen

Lakiin wali si dhab ah looma oga sida ay wax u dhaceen