Deg Deg: gabadh yar oo lgu diley degmada lughaya

0
157

Wararka Nasoo Gadhaya Degmada Lughaya Ayaa sheegaya in Gabadh Da’yar Oo Uu Dhalay Aabo Yusuf Xuseen, Lagu Dilay Agagaarka Deegaanada Tuurka, Magaalo Xoog Iyo Beeyo Cadaaded Gaar Ahaan Meesha Xoolo Daaqeenka Ah Ee Loo Yaqaano Habari Aragtay,
Oo Ah Degaano Ka Tirsan Degmada Lughaya.

Sida Ay Nagu Soo Gaadhayan Wararku Gabadhan Ayaa Ahayd Gabadh Gashaantiya. Taasi Oo Loo Gaystay Dil Arxan Daro Ah Iyo Kufsi Taasi Oo Uu Dhagar Qabuhu Dilkeeda U Adeegsaday Birta Loo Yaqaano Gudinta Ee Lagu Jaro Dhirta.

Si kastaba Ha Ahaatee Wararka Iska Daba Dhacaya Ee Nasoo Gadhaya Ayaa Waxa Lasoo Sheegaya In Hada Gacanta Lagu Soo Dhigay
Gacan Ku Dhiiglihii Gaystay Dilka Iyo Kusfsiga Halkaa Ka Dhacay.
Sida Ay Noo Soo Sheegayan Dad Goob Joogayaal Ah.

Wixii Faahfaahina Ee Kasoo Kordha Waan Idinla Soo Wadaagayna .

By ….Wariye Mustafe Garbo