Deg Deg dil goor dhaw ka dhacay Degmada kaaraan ee gobalka banaadir

0
362

laba ruux oo la sheegay in ay yihiin dad shacab ah ayaa goor dhaw lagu dilay Degmada kaaraan ee gobalka banaadir.

Dilka ayaa ka dhacay meel u dhaw halka loo yaqaano shaneemo Liibaan, Waxaana dilka geeystay rag ku hubeysan Ak-47.

Kooxihii dilka geystay ayaa la sheegay in ay goobta isaga baxsadeen, waxaana dilka ka dib goobta gaaray ciidamada amaanka Dowladda soomaaliya.

la soco faah faahinta