Deg Deg: Daawo: Dawlada aya ka masuula Dagaalka Galmudug

0
267

Shir jaraa’id oo uu qabtey Gudoomiyaha xismiga wadajir cabdiraxmaan cabdishakuur oo uu kaga hadlay Dagaalka u dhaxeeya Dawlada iyo ciidamada ehlusuna wal jamace, iyadoo ciidamo taabacsan dawlada ay ka qabsaadeen magaalooyin ciidamada ahlusuna waljamaca.

abdi shakuur oo ku eediyey masuuliyada iney qaadeyso dhibaatada ka timaad dagaal sokeeya oo ka dhaca galmudug.

shirkii jaraayid ee uu qabtey hogaamiyaha xisbiga wadajir cabdiraxamaan cabdishakuur halkan hooseka daawo

click garee halkan Si aad u daawatid