Dedeg:Qarax ka dhacey muqdisho

0
45

War hada nasoo gaadhaya ayaa sheegaya inuu qarax qarax ka dhacey magaalada muqdisho kaasoo ahaa mid is miidaamin qofkan oo isku soo xidhey walxaha qarxa.

3 Qof ayaa ku Geeriyootay Qarax ka dhacay Maqaayad ku taala meel udhaw Baar Bulsho ee Nawaaxiga Taalada Sayidka ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxan aya la sheegay in uu geystay Qof Walxaha Qarxa isku soo Xiray.

Wax war ah kamay soo saarin wasaarada amnigu

Lakin waxa laga yabaa in alshabab qaraxyadii baabuurta ku badashay dad is qarxinaaya

Wixii kasoo kordha kala soco warbixin kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here