Dawlada soomaaliya oo war kasoo saartey Diyaaradii dhacdey

0
111

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo war saxaafadeed kasoo saartay diyaaraddii maanta ku dhacday magaalada Bardaale

Lamana xaqiijin sababta diyaaradu u dhacdey iyo waxa soo ridey iyagoo sheegey inay baadhitaan si dhakhso ah u bilaabayaan bulshadana ula wadaagayaan,

Dhanka kale wararka aan la hubin ayaa sheegaya in diyaarada ay soo rideen ciidamo itoobiyaan ah ama al shabaab. Lama xaqiijin warkaa midkoodna kama hadley alshabab iyo itoobiyaanka.

Warsaxafeedkuna wuxu u qornaa sida tan.