Dallka China Oo Qalab Cafimad Soo Gaadhsiiyay somaliland
shiinaha Way Ku Mahadsnyahiin Qalabka Caafimaad Ee Ay Ugu Deeqen Jamhuuriyada Somaliland ayuu yidhi wasiirku
Waxa Si Gaara Uga Qayb Qaatay Hawshan Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka China Ambassador Awil Oo Kaashanaya Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Jamhuuriyada Somaliland Prof Yaasiin H.M.Hiir Faratoon Oo Isagu Gacan Wayn Ka Gaystay Hawshan Hir Galinteeda Waxan Qalabka Lagu Wareejiyay Wasarada Horumarinta Cafimdka “