Dagaal u dhexeeya ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland

0
197

Wararka laga helaayo degmada Balad xaawo ayaa waxa ay sheegayan Dagaal u dhexeeya ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ayaa ka socda magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo.

Ciidamada Jubbaland ee halkaas ka dagaallamaya ayaa si gaar ah uga amar qaata wasiirka amniga ee maamulkaasi, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan).

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in magaalada laga maqlaayo jugta rasaasta xoogan oo ay is weydaarsanayaaan ciidamada dawlada iyi kuwa jubaland , xaaladuna aad u kacsan tahay

Weli si rasmiya looma oga khasaaraha labada dhinac soo kala gaadhey madaama mudiiyinkii danbe labada dhinac isku hub urur sanayeen.

Wixii kasoo kordha kala soco wararkayaga danbe