Dab ka kacay Xaafadaha Barakacayaasha ee Hargeysa

0
72

xaafad ku taala hareisa oo la yidhaahdo barakacayaasha ayaa Saaka wuxuu dabka kacay barakaca xaafada isku raranta ah ee Naasa Hablood ee magaalada Hargeysa.

Ciidamada Dabdamiska, Booliska ee degmada Axmed Macalin Haaruun, ayaa si wada jira uga qayb qaatay daminta dabkaasi, kuna guuleystay inay bakhtiyaan.

Ilaa hada lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dabkani, iyo sababta dhalisay.

Maaha dabkii koowaad ee sidan oo kale uga kaca xaagdani laguna guuleysto balhtiintiisa.

Sawirka Ciidamada Dab-damiska oo ku hawlan daminta dab ka kacay xaafada isku raranta Naasa Hablood ee bariga magaalada Hargeysa.

waxaa ku gubtey in ka badan 120 buul ama guryaha ay soomalidu u taqaano buul soomali wax dhibaato ah kamuu soo gaadhin dad weynihiin dagana meesha daganaa

ilaa saaka ciidamada dab damiska ah ayaa la tacaaleyey dabkan ilaa saaka dabkan oo aad ugu faafey dhamaan guryaha oo isku dhawaa kana sameysnaa maryo iyo baco laysku xidh xidhey