Daaw:WADDANI & UCID oo si kulul uga Hadlay Xayiraada Tv-yada

0
179

Beegsonews– Ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa la wareegay Xarumaha ay Telefiishannada Horyaal Iyo Eryal ku leeyihiin Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.

waxaan si wada jir ah uga hadley la wareegitaanka laba telefiishin ee lala wareegey iyagoo si aad u cabaareeyeen xukumada somaliland

halkan hoose ka daawo: