Home WARARKA MAANTA Daawo:wararkii ugu danbeyey jabhadii caare iyo xukumada somaliland

Daawo:wararkii ugu danbeyey jabhadii caare iyo xukumada somaliland

0
174

korneyl saciid jaamac caare ayaa mudo badan jabhad kasoo horjeeda somaliland oo fadhigeedu ahaa waqooyiga sanaagsan buuraha ku yaala sanadkii ugu danbeyey halkaa daganaa ayaa wada hadal la galeen xukuumada somaliland iyo odayaasha beeshiisa.

wararka ugu danbeeya ee ka imanaya ayaa sheegey iney labada dhinac heshiiyeen oo lagu soo dhaweeyey askartii caare magaalada sanaag

Sidoo kale soo baxaya ayaa sheegaya arimaha lagu heshiiyey ayaa waxaa kamida in caare dalka dibadiisa loo diro sidoo kale la siiyo lacag ay bixineyso xukumada somaliland oo dhan 300000 oo dolar

Ciidamadii caarana dib loogu soo celiyey ciidamada oo si balaadhan loogu soo dhaweyey sanaags

Halkan ka Daawo

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com