Daawo:Wadad sheegey inuu helay Dawada Corana vuris oo shaaciyey

0
170

wadaad jooga hareisa oo ku takhursasey dhirta iyo dawo dhaqameedka ayaa sheegey inuu soo saarey dawooyin oo muda uu kasoo shaqeynayey waan laba dawo mid dawynaysa iyo mid ka hortag u ah xanuunka COVID 19 dawada labaad waa mid ka hortag ah oo aanu ku dhaceyn qofkii isticmaala waa dawa kor u qaadaysa tamarta ama difaac jirka.

dawadan ayaa bukaanka ku daweynaysa mudo 14 cisho markuu qaato.

waxanyna xoojinayaa awooda qof iyadoo kor u qaadaysaa oo uuna sheekhu sheegey inuu tijaabiyey oo uu hore ugu soo shaqeeyey dawa difaaca jirka kor u qaada.

wadaadkan waxaa la yidhaahdaa sheekh jaamaca wadaad wuxuuna ku shaqeystaa ku daweynta dhirta dabeeciga ah wxuuna jooga hareisa,

HALKAN HOOSE KA DAAWO OO CLICK GAREE