Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Saaka Daahfuray Imtixaamka shahaadiga ah oo Dalka odhan maanta looga fadhiistay, kana Hadley Arrimo Muhiima & 53 Sanno ka dib oo uu booqday Class-kii uu Madaxweynuhu Imtixaamka ku galay oo ay Maanta ku Beegnayd sannad guuradaasi.
halkan hoose ka Daawo: