Home WARARKA MAANTA Daawo:Fadeexada Dawlada hoose Hargeisa iyo Shirkadaha Qashinka Guri

Daawo:Fadeexada Dawlada hoose Hargeisa iyo Shirkadaha Qashinka Guri

0
178

maayirka hayrgeisa oo la kulmay fadeexad iyo hadaladiisa oo is burinaaya iyo shirkada qashinka gura oo aan wax qorsha ah ka laheyn farsameynta qashinka ay qandaraaska ku haystaan ooo kaliya faa iidada uun ka qaata iyo dawlada hoose ee hargeisa oo dayacdey shaqadeedii iyadoo mudo badan meesha joogaan golaha deegaanka ee hargeisa oo aan wax Qorsha ama Nidaam ah kusoo kordhin caasimada.

warbixni ay ka diyaarisey BBCda oo ka waramaysa meelaha xashiishka lagu soo qubo oo ay gaadhey magaaladu iyo dhibaatada ka haysta shacabka ag dagan

iyo shirkada qandaraaska la siiyey oo aan kusoo kordhin wax horumar ah iyo dowlada hoose oo aan wax qorshe ah u sameyn iyo meelo lagu gubo oo layskugu keeno xashiishka magaalada,

iyadoo magaalada oo dhan laga qaado calaa guri lacag lagu qaado xashiishka oo u 5$ laga qaado guri walba iyo meherad walba oo ku taala magaalada Taas oo lagu sameyn kari lahaa meel ku haboon oo lagu gubo Qashinka iyo dawooyinka dhacey ee dhib ku ah bulshada ag dagan meesha xashiishka lagu qubo.

Halkan Riix oo ka Daawo muuqaalka

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com