Daawo: Sacuudiga oo joojiyey Xoolo laga helay Xanuuno iyo laba markab oo lasoo Celiyey

0
193

Dawlada sacuudiga ayaa soo saartey bayaan ay ku xayireyso markabo sidey xoolo laga keenay jabouit iyo sudan oo sidey adhi

Qoraaal ay soo saartey wasaarada horumarinta Beeraha iyo xoolaha ee dalka suadiga ayaa xayiraad ku saartey xoolihii uga iman jirey dalalka sudan iyo jabouti kadib markii markab kasoo baxay dalka jabouti 8 bishan aynu ku jirno soo baxay oo sidey xool Tiradoodu kor u dhaafeyso 3000 oo neef oo laga helay anuunka rift valey ayaa dib loogu celiyey dalka jabouti.

Sidoo kale waa dakada dalka jida laga celiyey laba markab oo sida xoolo ay ka keeneen dalka sudan, kadibmarkii laga helay isla xanuunkaas.

halkan ama linkaga hoose Guji si aad u daawatey

https://www.youtube.com/watch?v=zG3oBdEcXw4