Culamada itoobiya oo ku dhawaaqdey in la xidho masaajidada

0
154

Majlis aclaha dalka itoobiya Ethiopian Islamic Affairs Council (EIASC) ayaa sheegay in dhamaan masaajidda ay tahay in la xidho & xubnaha bulshada muslimiinta waa in ay ku tukadaan gurigooda. Waxa kale oo ay sheegtay in Golaha Ulama ay amartay in la hakiyo dhammaan geedi-socodka barashada-ilaa inta # COVID19 uu ka dhammaan doono.

Waxayna bulshada muslimiinta itoobiya ugu baaqeen in la xidho dhamaan masaajidada, laakiin aadaankana waa la aadamaya iyadoon wax dad ah ku tukanayan qof walba waxa uu ku tukanayaa guriga meelna layskuma imanaayo si loo tukado, goobaha waxabarashada diinaga ahna waa fasax dhamaan. Si looga hor tago corona vuris