Cudarka qarsoodiga ah wuxuu geeri iyo naxdin ku keenaya Deegaank somaali Itoobiya

0
174

warbixin waxaa lagu qoray wargeyska weyn ee laga leeyahay dalka ingiriiska isagoo english ah intii ugu muhiimsanid oo aan idin soo turjunnay waxay kaga bogan kartaa sheekada wiilka yar ee xanuunka cusub ee aan lagaran ku dhacey waxaanad ka heli kartaa linkaga website qoraalka hoostiisa

Sida uu ku Daabacay wargeyska the GUARDIAN ee kasoo baxa dalka Ingiriiska, Xanuun aan wali la aqoonsan noociisa, ayaa Naxdin iyo Cabsi ku abuuray dadweynaha deegaanka jeexdin oo ku dhaw deegaanada ay Ethiopia shidaalka kasoo saartay ee DDS.

Wiil 23 jir ah ayaa u dhintay xanuunkan la garan waayay, kadib markii indhaha iyo baabacooyinku oo yeeshay midab huruud ah kadibna Sanka iyo Afka dhiig ka yimi.

Warbixinta wargeyska ayaa lagu xusay in loo malaynayo xanuunku inuu ka dhashay saamaynta shidaalka deegaankaasi laga Qoday.

Xukuumadda deegaanka Soomaalidu wali kamay hadlin siday Wax uga jiraan xaaladdaasi lagasoo sheegayo deegaanka jeexdin.

hadii aad u baahan tahay warbixin oo english ah waatan ama cadeyn si aanad been u moodin https://www.theguardian.com/global-development/2020/feb/20/the-mystery-sickness-bringing-death-and-dismay-to-eastern-ethiopia