COVID-19 Somaliland iyo 24 saacadood ee ugu danbeeyay .

0
91

Lix iyo tobanka qof (16) ee laga helay 15 qof waa Somalilander, halka 1 qof yahay Ethiopian.
8 qof waa rag, 8 qofna waa dumar

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:
(20jir ilaa 30jir = 7 qof)
(30jir ilaa 40jir = 1 qof)
(40jir ilaa 50jir = 1 qof)
(50jir ilaa 60jir = 5 qof)
(60jir ilaa 70jir = 1 qof)
(80jir ilaa 90jir = 1 qof)

Bukaanadan dhamaan waxa ay joogaan Gobolka Maroodi Jeex – Hargeysa.

Tirada la baadhay waa 40 qof .
Dhimasho majirto maanta .

http://www.somalilandcovid19.com.

Faysal Fifa.