ciidanka booliska somaliland oo soo xidhan gabadhii inanta yar muuqaalka ka duubtey

0
147

ciidanka somaliland ayaa ku faafiyey baraha bulshada barta ay ku leeyihin in ay soo xidhiidh gabadhii inanata yar ka duubtey muqaaalka baraha bulshada wareegayay sida ay ku waramaya xafiiska ciidanka booliska somaliland ayaa u qorneyd sidan

** Bismilaahi Raxmaani Raxiim**Abaaro 12 Dihurnimo Ee Maanta ayaa Ciidanka Booliska Somaliland Xabsiga U taxabeen Samsam Ismaaciil Cartan, oo dhawaan gabadh yar oo u shaqaynaysay Ka duubtay Muuqaal.Samsam ayaa hada ku xidhan Saldhiga Koodbuur Ee Magaalada Hargeisa.Ciidanka Booliska ayaa gacanta ku haya baadhitaan khuseeya waxa ku kalifay Muuqaalka ay ka duubtay Gabadhaasi yar Ee u shaqaynasay.Wixii Faah-faahin ah Ciidanku Dib ayuu ula wadaagi Shacbiga Somaliland

xigasho Xafiiska Warbaahinta booliska somaliland