Ciidamo kasoo goostey puntland kuna biirey somaliland

0
143

Somaliland ayaa Laascaanood ku soo dhawaysay ciidamo ka soo goostay Puntland.

Ciidamadan ayaa degmada Boocame ee gobolka Sool hore ugu joogay Puntland.

Tirada ciidamada ayaa lagu sheegay 30 Askari iyo taliyihii hoggaaminayay. Ayaa si aad ah logu soo dhaweeyey magaalada laascaanood

Wali wax wara kama soo bixin dhanka puntland oo ku saabsan ciidamada kasoo goostey.

Wixi warka kasoo cusboonada xaga danbe ayaan idnaka soo sheegi doonaa