Home WARARKA MAANTA Ciidamo Ethopian ah oo wata gaadiid dagaal oo ka soo gudbay xadka...

Ciidamo Ethopian ah oo wata gaadiid dagaal oo ka soo gudbay xadka Soomaaliya

0
161

Ciidamo ka tirsan Kumaandooska Ethopia oo wata gaadiid dagaal iyo kuwa xamuulka qaada ayaa saakay ka soo gudbay xadka Soomaaliya iyo Ehtopia ee Doolow waxaana ay tageen saldhigga ciidanka DFS ay keentay Doolow halkaas waxaa uu kulan ku dhex maray saraakiisha Ethopia iyo sargaal lagu magacabo Cumar Deeq Xasan oo ah Taliyaha ciidanka Gogor ee Gobolka Gedo.

Goob Joogayaal ayaa sheegaya in Saanad ciidan iyo qorayaha Jiib Gacmeedka ah lagu wareejiyay Sargaalkan iyo qoryo BKM ah oo ay Dowladda Ethopia keentay.

Source ali aadan

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com