Ciidamada itoobiyaanka oo cadeeyey iney soo Rideen diyaaradii ku Burburtey Bardaale

0
97

Ciidan Ethiopian ah oo aan AMISOM ka Tirsanayn ayaa Soo Riday Diyaaradii African Express ee Bardaale ku burburtay,Sida lagu sheegay Warbixin loo Diray Masuuliyiinta AMISOM.
Ciidanka Toogtay Diyaaraddu Waxay sababta ku sheegeen inay moodayeen in diyaaraddu tahay mid ismiidaaminaysa, sida lagu sheegay warbixinta.