Ciidamada Ethiopia ayaa saaka Adkeeyay dhaqdhaqaaqa Xadka wajaale

0
155

Ciidamada Ethiopia ayaa saaka Adkeeyay dhaqdhaqaaqa Xadka wajaale, iyadoo dadka ku sugan dhinaca Somaliland qaarkood ay isu soo urureen si ay u daawadaan hawsha ay ciidanku ka wadaan xuduudda dhankeeda kale.

Ciidamada itoobiya ee ka xidhan xuduuda dhankooda ayaan xataa u ogaleyn shacanka Itoobiyanka ah ee caley seexdey danta somaliland iyo kuwa somaaliya ee usoo shaqo tagi jirey ayaan loo ogaleyn iney soo talaabaaan