Ciidamada dowlada oo diley darawal gaadhi

0
154

Ciidamada Dowladda ayaa goordhow isgoyska Shaleema Nasri/Digfeer ee Magaalada Muqdisho ku dilay Darawalkii Gaarigaan idiin muuqda waday.

Gaadhigan darawalkiisa la diley ayaa sidey garaaidka lagu dhiso guryaha,

Lama garanaayi wuxuu ku diley askarigasi darawalkaa, wax hadal ah oo kasooo baxay laamaha amniga ma jiro wali oo ku saabsan dilka darawalka