Ciidamada Cirka ee Ethiopia oo sheegey duqeyn ku dileen saraakiil Alshabab ah

0
151

Ciidamada Cirka ee Dowlada Ethiopia ayaa sheegay in shalay ciidamadooda ay dileen 17 xubnood oo katirsan kooxda alshabaab.

bambaanooyinka si lama filaan ah ugu weerartay #Cortile & #Hirkut, ee #Somalia iyagoo isku diyaarinayay in ay weeraraan kolonyo katirsan milatariga itoobiya oo ka safrayay # Dolo illaa #Baidoa si loo gaarsiiyo sahayda militari ee muhiimka ah. Sida uu sheegayo Kornayl Habtom Zenebe, Ciidanka Difaaca FDRE.

Taliye Kuxigeenka Ciidanka Cirka Bariga Howlgalka, howlgalka wuxuu u suuragaliyay dhaqdhaqaaqa xorta ah ee ciidamada Itoobiya inay si daacadnimo ah u gutaan waajibaadkooda dastuuriga ah. Ayuu yoshi korneelku.