Home WARARKA MAANTA Canada oo Xijaabka laga Mamnuucayo Magaalada Quebec

Canada oo Xijaabka laga Mamnuucayo Magaalada Quebec

0
177

Gobolka Quebec ee dalka Kanada waxaa beri la meelmarinayaa sida la wadafilayo, in goobaha shaqada dowlada laga mumnuuco calaamadaha diimaha. Sharcigan ayaa loo arkaa in uu yahay mid Muslimiinta lagu dhibayo, qaasatan dumarka Muslimka ah ee u shaqeeyo dowlada.

Isla gobolkaasana, waxaa shaqada laga eryey haweeney gudoomiye ku xigeen degmo ahayd oo hadalo Muslim nacayb ku saleysan warbaahinta bulshada soodhigtey.
warkan oo ay baahisey cidaacada Voa somali waxayna ka wareystay sheikh caanka ka ah dalka canada oo samali ah oo la yidhaahdo Sheekh Cabdirixmaan Shariif oo ka mid ah cullamada Soomaalida ugu caansan dalka Canada

ayaa u cadeeyey Voa in ay jirto cunsurimo badan oo soo food saartey muslimiinta dalka kanada dad badan oo muslimim ah lagaga eryay shaqadaqoodii

sharcigaa hadii la anxiyo dhamaato badan ayaa saameynsa muslimiinta ku nool kanada

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com