Buundadda Baardheere oo Duntey

0
235

Magaalooyin badan oo Wabiga uu kala qeybiyo Koonfurta Somalia, waxaa ay leeyhiin Buundooyin aanan wax dhisme iyo Dayactirba lagu sameynin tobonaankii sanee lasoo dhaafay.

Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, waxaa duntey halkii Buundo ee magaalada dhex-mareysay. Waxaana istaagay isu socodkii dadka iyo gaadiidka- Waxeyna saameysay xataa ardeydii Schoolada.

Dhibaatada buudada

markii ay burburtey dawladii hore waxa burburey buundooyi badan oo halbowla u ahaa bulshada oo aad u isticaamal buundooyinka oo bulshada muhiim u ahaa

waxaa la dhisey buundada baardheere 1977 january buudadu waxay lahayd meel gaadhyaashu maraan iyo meel dadku maraan kuwa sii socda iyo kuwa soo socda buundan aya imika cidna mari karin dad iyo gaadhiba labada burbur xoogan oo soo gaadhey awgeed, waxa dayacan wali laguma sameyn