Booliska Jarmalka ayaa ka hortagay boob hubaysan “maalin cad”

0
127

maanta, booliska Jarmalka ayaa boob hubaysan ka hor tagey badhtamaha caasimada Berlin, hawlgalo toogasho ah

Booliska magaalada Berlin ayaa bartooda Twitterka ku soo daabacay inay xakameynayaan xaalada kadib markii rasaas la is weydaarsaday iyagoo isku dayaya inay dhacaan dukaan, sida ay qortay “Reuters”.

“Waxaan hadda aaminsanahay in rasaas la ridayay intii la iskudayay in la boobo dukaan ku yaal Friedrichstrasse.”

Waxay intaa ku dareen “Waan xakameyneynaa xaalada.”

Ma aysan cadeyn in cidi ku dhaawacan tahay hawlgalkaa iyo raasaasta laysku weydaarsadey