Berbera oo laga dareemayo soo dhaweynta ahmed shide

0
158

Magaalada Berbera waxa si wayn looga dareemaya qaban qabada soo dhawaynta Waftiga Ethiopia ee uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyada Axmed Shide iyo Wasiirka Arimaha Dibada, booqashada waftiga Berbera ayaa la xidhiidhka sidii ay indho indhayn ugu samayn lahaayen mashruuc balaadhinta Dekada Berbera, oo haatan xawli ku socda iyo jidka Berbera Corridor oo isna dhismihiisu wajigii hore dhamaad ku dhaw yahay.

Dhanka kale waxaa magalada Berbera ku sugan wafti ka socda DP World, sida ay xogtu sheegaysa waxa ay halkaa Ethiopia ku saxeexi doonta heshiiskodi qabtii ka dhinayd waxayna u guurl gali donan habsami u socodka Dekeda Berber.