Barlaamka galmudug oo ansiyey gudiga doorashooyinka

0
167

Baarlamaanka Galmudug ayaa ansixiyay Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa kulan ka dhacay xarunta Baarlamaanaka Galmudug ee Dhuusamareeb waxaana shir guddoominaayay Gudoomiyah Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal.