Degdeg:Askar nayjeeriyaan ah oo ka dagan muqdisho

0
141

Askartii uguu horeysay ee ka imaada wadanka nayjeeriya ayaa soo gaadhey muwdisho iyadoo tiradoodu dhan tahay

130 Askari oo Boolis Nigerian ah oo Maanta Muqdisho ka degay.
Doorashada ka dhici doonta Soomaaliya ayaa la sheegay inay amnigeeda ilaalin doonaan.