ARAGTIDA MARAYKANKA EE KULANKII MAD. BIIXI & MAD. FARMAAJO

0
147


” Dawladda Maraykanku waxay ka walaacsan tahay isfaham La’aanta kala fogaysay dawlad goboleedyada Iyo dawladda F. Soomaaliya oo sii korodhay bilihii dambe…..
waxaanu Bogaadinaynaa Kulanka Madaxweynaha dawladda F. Soomaaliya uu la yeeshay hogaamiyeyaasha dawlad gobeedyada oo uu ku jiro Kulankii SOMALILAND, ee dhawaan dhexmaray isaga Iyo Madaxweyne Abdi,(Muuse Biixi Cabdi), Taasi oo laga rajaynayo DIB-u heshiisiin Wayn.

Waanu sii wadaynaa dedaalkayaga, Wadaxaajood ayaa looga baahan yahay DF&DG, si loo xaqiijiyo xasilloonida iyo horumarka Soomaaliya”

Diblomaasi u ka tirsan Dawladda Maraykanka oo xalay ka hadlay kulankii Golaha ammaanka ayaa Nuxurkaasi sheegay