Amnesty: Suxufiyiinta Soomaaliya waxay la kulmaan qaab xun oo cadaadis ah

0
113

Saxafiyiinta Soomaaliyeed ayaa weli wajahaya xarig aan sabab lahayn, weerar jidheed iyo faafreebid.

Warbixin dhowaan ka soo baxday Amnesty International ayaa sheegtay in dhibaataynta iyo cabsi gelinta suxufiyiinta ay aad u qoto dheer yihiin, taas oo ka dhigeysa Soomaaliya mid ka mid ah meelaha ugu halista badan ee laga soo warbixiyo.

tasoo kusoo beegmeysa in dhawaan ay ka mudaharaadeen dhibaatada lagu shayo sida uu cadeeyey gudoomiyaha suxufiyiinta somaaliyeed.

iyagoo sheegey in layskugu daro xadhig iyo caga jugleyn oo ay ka codsanyaan in dawladu sida wax ka badasho.