Ahmed madoobe oo Dalacsiiyey Gaanshaale mahad Islaam

0
132

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Isniin ah Gaashanle Mahad Islaam u dalacsiiyay darajada Gaashanle dhexe.

Gaashaan lahan uu dalacsiiyey madaxweynaha jubaland ayaa judo baraha bulshada lays shed maraayey inuu diidey laga wadan oo loose bandhiigey si uu uga soo hor jeesto Ahmed madoobe iyadoo lasiiyey Lacag dhan 80000 iyo 3000 side uu shelvey isagoo muqaaal soo doubly.

Madaxweynahu wuxuu ku amaanay Gaashanle dhexe Mahad Islaam wadaniyada iyo dal jacaylka ee uu muujiyay isagoo iska diiday shirqoolka iyo afganbiga la doonayay in lagu minjo xaabiyo nabadgalyada Degmada Afmadow taas oo Dowlada Federaalka ah ay la damacsanayd Barakaca shacabka iyo qulqulatooyinka ka jira meelo badan oo dalka kamid ah.