Agaasimaha guud ee caafimaadka oo ka hadley qof la sheegey inuu u dhintey COVID19

0
115

Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland Dr Xergeeye ayaa sheegay in qofkii xalay Hargeysa ku geeriyooday oo baraha bulshadda lagu daabacay inuu u geeriyooday Coved-19 aan ilaa hadda la xaqiijin karin, balse uu lahaa calaamado farabadan oo Coved-19 marka uu soo baxo shay baadhsiina ay bulshadda la wadaagi doonaan .

Waxaanu intaa agaasimuhu kusi daray hadalkiisa in dhankooda ay u aaseen marxuumkaasi qaab taxadir leh oo ka dhigan sidii oo uu u geeriyooday Coved-19.