“ADHI SHUGUX SHUGUX KAMA ILBAXO” muuse Biixi

0
70

Somaliland oon dhalan oo SNM la yahay ayuu Madaxweyne Qadaafigii dhaqaalaha badnaa culays duldhigay SNM oo uu is yidhi “ku qasab SSDF”, waa laga soo gudbay madaxweyne Muusena waa u soo joogay.
1988kii, ayaa Mingiste la heshiiyay Afweyne oo SNM lagu amray inay hubka dhigaan oo Mingistihii shuuciga ahaa oon hadal lagu celin tiiyoo dalkiisa la joogo la khiyaameeyay oo shidaalkii lagu yidhi ” ciidanka aynu dib ugu soo raratnaa lagu qabsaday Burco, Cadaadley, Mandheera iyo Hargeysa, iyadoo ay weliba dhulkana haysteen ciidamadii ka midka ahaa kuwa Afrika ugu xooga weyn, waa laga soo doogay oo weliba madaxweyne Muusena waa u soo joogay.
Somaliland maalinta ay ugu daran tahay ayay ugu aayo roontahay.
Waxaan lee yahay kuwa baqanayaa “ma dido hargoolow ee waxba hay tumin daasadaha madhan “.
Waa halkii Mujaahid madaxweyne Siilaanyo ee waa maalintuu fulaygu shakiyi jiray.
Waxa inoo halhays ah weedhii madaxeynaha ee ” maya,maya,maya”.

Waxaa qoray.. mustafe shiine

Share this:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here