Abaal arday loo galay waligii kuma ilaawayo, sheekadan dhamayso.

0
130

Waxay ahayd macalimad maths (Macalin Xisaabeed) ka dhigta school ku yaala Magalada Mallaburam Kerrala – India. Maalinba iyado ka dawarsanaysa wado tareenku maro ayaa si kedisa wiil kamida ardaydi ay wax u dhigtay u arkay, iyadu ma garanin bal se isagu si fiicanbu u aqoonsaday. Kadib waraysi, waxay u sheegtay in markay shaqada ka fadhiisatay kadib (Retire) wiilashedi ka tageen oo dayaceen, dantuna ku qasabtay inay wadooyinka tareenka ka dawarsato. Intaa kadib ardaygedi hore wuu kaxeeyay, guribu geeyay, dharkina wuu ka bedelay, cuntona wuu siiyay; wuxu kaloo u balan qaaday inuu mustaqbalka wixi nolosheda ku baxaya uu bixiyo, wuxu wacay oo la hadlay qof kasto marun arday u noqday oo ay macalimadani xisaab u dhigtay isago ka codsanaya in la caawiyo macalimada, sidasana lagu caawiyay macalimadaa.

Kuwi ay dhashay ayaa dayacay oo ka tegay, halka kuwo ay wax u dhigtay oo waxbarasho kulmisay ay nolosheda wax u tareen.

Source: LinkedIn
Translated: Jamal A Gesole.